HomeAll newsDigniinta Al-Shabaab ee Bankiyada iyo Shirkadaha oo Maalintii Koowaad Gashey.

Digniinta Al-Shabaab ee Bankiyada iyo Shirkadaha oo Maalintii Koowaad Gashey.

Maalintii shalay Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa qabtay shir jiraa’id oo uu kaga hadlay qodobbo muhiim ah, iyo digniinno ku wajahnaa bankiyada iyo sharikadaha, iyadoo dadka lagu wargaliyay in muddo todobaad ah ay lacagahooda kula baxaan.

Maanta oo ah Isniin kuna beegan 22-ka bisha Safar, waxaa si rasmi ah ubillawday maalinkii koowaad ee qeybta ka ah todobaadka ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku baaqday, in bulshada Soomaaliyeed ay uga gaashaantaan tallaabooyin adag oo ay qaadi doonto, islamarkaana ay hantidooda ugala baxaan bankiyo iyo sharikado lagu eedeeyay iney fududeynayaan in hantida umadda Soomaaliyeed si fudud looga qaato.

Halkaan ka Dhageyso Warbixinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular