Dowladda Federaalka oo ay dhiseen dowlado Shisheeye, kuna shaqeysa ajandayaashooda iyo afkaartooda, ayaa waxaa soo baxaya cadeymo muujinaya in canshuurta cusub ee VAT ay aragtideeda leeyihiin dowladaha reer galbeedka.
Qorshahan oo horaanba ahaa amar kasoo baxay IMF iyo Wolrd Bank, ayaa hadda waxaa soo baxaya kaalinta ay dowladaha reer galbedka ku leeyihiin, khubarada dhaqaalaha ee reer Yurub ayaana sheegaya in qorshahan uu yahay mid lagu doonayo in Afrika lagu ceyrteeyo.
Hadaba linkiga hoose ka dhageyso warbixin soo bandhigeysa kaalinta reer galbeedka ee canshuurta Dowladda Federaalku qaado.