Dibadbax looga horjeedo gabar la afduubtay muddo 26 maalmood kahor ayaa ka dhacay magaalada Hargeysa.
Gabadhaan ayaa waxaa 26 malamood kahor laga afduubtay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka la baxay Somaliland, taas oo illaa iyo hadda aan raq iyo ruux toona lagu heynin.
Qoyska gabadha iyo bulshada ku dhaqan magaalada Hargeysa ayaa dhigay dibadbax ay kaga soo horjeedaan afduubkaas.
Waxa ay sheegeen in 24 saac gudahood haddii gabadhooda lagu keeni waayo aysan iyagu masuul ka aheyn wixii dhaca.
Halkaan ka Dhageyso Faahfaahinta Dibax-baxa