Ku dhawaad 10 ruux oo caruur ubadan ayaa cudurka shuban biyoodka ugu dhintay duleedka magaaladda Muqdisho.
Kaam ku yaaalla duleedka Muqdisho ayaa lasoo warinayaa inuu ka dillaacay cudurka shuban biyoodka, kaas oo tiro dad ah ay u dhinteen.
Si guud tirada dadka uu soo ritay cudurka ayaa lagu sheegay ku dhawaad 15 ruux.
Illaa iyo hadda inta la xaqiijiyay waxa cudurka udhintay 5 caruur ah iyo oday waayeel ah.