Degaannada uu ka arrimiyo maamulka Puntland waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka jiray sicir-barar baahsan oo ay dadka degaanku ka cabanayeen.
Bulshada ku nool degaannadaas ayaa ka cabanayay in maciishada ay sare ukacday, waxyaabo badanna qaaliyoobeen, halka maamulka la baxay Puntland uusoo rogay canshuuro xad-dhaaf ah.