Muslimiinta Suudaan ayaa wajahaya xaalado adag oo ka dhashey dagaallada sokeeye, ee dhexmraya hogaamiye kooxeedyada ku loolamaya kursiga madaxtinimada ee yaala magaalada Al-Khardhuum.
Inkastoo shacabka Suudaan uu ku jiro xaalad adag, hadana karamka iyo deeqsinimada lagu yaqaano shacabkan ayaa ah mid muuqata, dadka ayaana dhib iyo dheefba qeybsanaya, haweenka muslimaatka ayaana leh qisas ku dayasho mudan oo la xiriirta arinkan.
Halkan ka dhagyso warbixin- Qisaska deeqsnimada ee shacabka Suudaan.