HomeAll newsKoronta La'aan & Isgaariin Xumo laga soo Sheegayo Dhulka Soomaali-galbeed.

Koronta La’aan & Isgaariin Xumo laga soo Sheegayo Dhulka Soomaali-galbeed.

Bulshada ku dhaqan degmo katirsan dhulka Soomaali-galbeed ee ku hoos iira gumeysiga Xabashida Itoobiya ayaa cabasho ka muujiyay koronto la’aan iyo isgaarsiin xumo heysata.

Dadkaan oo ku dhaqan degmada Tuliguled oo katirsan gobalka Faafan ee ku hoos jira gumeysiga itoobiya ayaa sheegay, in degmada ay ka jirto koron la’aan iyo isgaarsiin xumo baahsan.

Waxa ay sheegeen in haddii hal maalin ay koronto helaan ay usbuuca maalinkaa ku xigo waayayaan, taas oo saameyn ku yeelatay dadka.

Igaarsiinta ayay iyadana sheegeen iney ku xiran tahay korontada, oo haddii ay korontadu baxdo iyadana la weynayo.

Halkaan ka Degso Cabashada Dadka ku Dhaqan Soomaali-galbeed

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular