Dowladda Federaalka ee uu hogaamiyo Xasan Sheekh Maxmuud, ayaa qaadeysa tallaabo weliba oo ay ku boobi karto shacabka magaalada Muqdisho, waxaana qorshihii ugu dambeeyay uu ahaa mid lagu canshuurayo lacagaha la isugu diro teleefannada.
Hadaba Dhibaato intee la’eg ayaa ka Dhalan karta Canshuurta uu soo rogay Xasan Sheekh? Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa warbixin muuqaal ah ka diyaarisay arintan.
Linkiga hoose ka daawo.