HomeAll newsDhalinyaro Soomaali ah oo Afduub Loogu Heysto Dalka Suudaan.

Dhalinyaro Soomaali ah oo Afduub Loogu Heysto Dalka Suudaan.

Suudaan oo ah dal ay dagaallo ka socdaan, ayaa waxaa laga soo sheegayaa in dhalinyaro soomaali ah lagu heysto, ayna gacanta ugu jiraan kooxo ma gafayaal ah.

Sii hayaha safaraadda dowladda Federaalka ee Suudaan, Axmed Cabdi Xassan (Axmed Suudaani) ayaa xaqiijiyay iney ogyihiin 11 dhalinyaro soomaali ah oo afduub ahaan loogu heysto dalka Suudaan.

Waxay tani imaaneysaa, iyadoo dhawaan dhalinyaro soomaali ah oo ku xirnaa dalka Liibiya tiradooduna gaareysya 31 ruux ay dib u heleen xorriyadooda.

Halkan ka dhagayso.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular