Bulshada ku dhaqan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa si adag kaga soo gorteestay, ciidamada Masaarida ee la keenayo dalkaan Soomaaliya.
Iyagoo saxaafadda la hadlayay ayay sheegeen, in dowladda Masar ay dooneyso iney Soomaaliya ka dhigto goob ay kula loolanto dowladda Xabashida Itoobiya.