HomeAll newsCiidamada Maamulka Soomaaliland oo Ceerigaabo Ka Geystay Dil Horleh.

Ciidamada Maamulka Soomaaliland oo Ceerigaabo Ka Geystay Dil Horleh.

Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay rasaas ay fureen ciidamo katirsan maamulka Soomaaliland, waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac.

Wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabijray Ayuub Boqor gacamey, ayaa udhintay rasaasta ay fureen ciidamada katirsan maamulka Soomaaliland, sida warbaahintu sebineyso, waxaana sido kale jira dad dhaawacyo qaba.

Dilka wiilkan ayaa ka dhacay suuqa weyn ee magaalada Ceerigaabo, waxaana halkaasi ka taagan xiisad dagaal, taasoo sababtay in xalay isgaarsiinta laga jaro magaalada, sida wararku sheegayaan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular