Dalka Koonfur Africa waxaa mudooyinkii lasoo dhaafay kusoo badanaya adfuubka iyo dhaca loo geysanayo Soomaalida.
Shiine Faarax oo ah gudoomiyaha jaaliyadda Soomaalida ee mid kamid ah goballada dalka Koonfur Africa ayaa sheegay, in dalkaasi uu kusoo badanayo dilalka iyo afduubka ka dhan ah Soomaalida.
Waxa uu tilmaamay in aan xilliyada habeenki ah banaanka loo bixi karin, qofkii dhaqaaqana laga furnayo wixii uu wato.
Halkan ka dhagahyso Tafaasiil.