HomeAll newsBulshada ku Dhaqan Tuulo Katirsan Wajeer oo ka Cabanaya Biyo La'aan.

Bulshada ku Dhaqan Tuulo Katirsan Wajeer oo ka Cabanaya Biyo La’aan.[DHAGEYSO]

Dadka ku nool tuulada dhilmaanyaaley ee dhacda Koonfurta gobalka Wajeer ee dhulka NFD ayaa ka cabanaya, xaalado adag oo xagga nolosha ah oo ka jira hallaas, muddo 9 bilood ahna ay wajahayaan xaaladdaan.

Dhibaatada ugu daran ee heysta degaanka ayay sheegeen iney tahay biyo la’aan saameysay dadka iyo duunyada, iyagoo tibaaxay iney qarka usaaran yihiin iney degaanka isaga guureen.

Xildhibaannada ay dowladda Kenya keensatay gobalka ayay ku eedeeyeen, in la arko oo kaliya markii ay dadka wax ka rabaan, dhowr mar oo ay cabasho ugudbiyeenna aysan waxba ka qaban tabashooda.

Bulshada ku dhaqan dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysiga dowladda Kenya ayaa wajahaya dhibaatooyin kala duwan, taas oo ay usii dheertahay dilalka iyo afduubka ay kala kulmayaan ciidanka Kenya iyo kooxaha Nasaaradaha ah oo mudooyinkii dambe kusii xoogeysanayay Mandiqadda.

Halkaan ka Degso Faahfaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular