HomeAll newsWeeraro ka Dhan ah Ciidamada Shisheeye oo ka Dhacay Baay & Sh-hoose.

Weeraro ka Dhan ah Ciidamada Shisheeye oo ka Dhacay Baay & Sh-hoose.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xalay iyo saakay fuliyay weeraro kala duwan oo ka dhan ah ciidanka shisheeye ee dalka kusoo duulay iyo kuwa la baxay maamulka Kppnfur-galbeed, kuwaas oo ka kala dhacay goballada Baay iyo Sh-hoose.

Haddaan ku horreyno gobalka Baay, waxy ciidamada Xarakada Mujaahidiiinta Al-Shabaab saakay weerar madaafiic ah ku qaadeen, xerada ay askarta Xabashida Itoobiya ku leeyihiin gudaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Beydhabo.

Isla saakay waxay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab weerar ku qaadeen, xerada Idow Dhigaal ee ay askarta maamulka la baxay Koonfur-galbeed ku leeyihiin magaalada Beydhabo, waxaana ku dhaawacmay 1 askari.

Sidoo lale waxay xalay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab weerar ku qaadeen, xerada ay askarta Uganda ku leeyihiin gudaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Baraawe ee gobalka Sh-hoose.nma

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular