Wasiirk Ariimaha dibadd Dalka Itoobiya oo dhawaan warfidiyeennada kula hadlay gudaha dalkaasi, ayaa ka warramay arrimo dhowr oo ay kamid yihiin, heshiiskii dhexmaray Dowladda Fedaraalka iyo Masar, iyo awoodda sii kobceysa ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, oo ay casbi weyn si gaar ah kaga muujinayaan dowladaha dhaca Bariga Afrika.
Heshiiska dhexmaray Masar iyo Dowladda Fedaraalka ayuu muujiyay iney aad uga xun yihiin islamrkaana aysan marnaba aqbali doonin, in ciidamada Masar ay qeyb ka noqdaan hawlgalka 2025-ka la sheegay inuu ka bilaabanayo Soomaaliya.
Awooddo Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayuu sheegay iney ka halis badan tahay sidii hore, aysan ahaynna sida dadka qaar ay moodayaan.
Halkaan ka Degso Warka Wasiirka Xabashida Itoobiya