HomeAll newsSuudaan oo Xirtay Soohdinta ay la Wadaagto Dowladda Itoobiya.

Suudaan oo Xirtay Soohdinta ay la Wadaagto Dowladda Itoobiya.

Macbarka lagu magacaabo Al-qalabat ee u tallaaba dhanka Itoobiya ayuu xiray maamulka dowladda Suudaan ee ka howlgala gobolka Al-qadaarif ee dhaca bariga Suudaan sida ay sheegeen ila wareedyo dhanka millatariga ah.

Tani ayaa keentay in uu gabi ahaanba istaago dhaq-dhaqaaqii ganacsiga ee u dhexeeyay waddamada Suudaan iyo Itoobiya.

Tallaabadaan ay qaaday Al-Khartuum ayaa kusoo aadeysa iyadoo maalmihii lasoo dhaafay jabhadda hubeysan ee Fano ay la wareegtay gacan ku haynta magaalooyin ku teedsan soohdinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular