Dilkaan waxa uu si gaar ah kaga dhacay xaafad katirsan degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho.
Askarta ayaa waxa ay ninka ay dileen oo lagu magacaabo Xareed ka rabeen in ay ka dhacaan Mobile uu watay.
Muddo ayuu la dagaallamay, waxaana ugu dambeyn ay askartu dileen qofkaan rayidka ah.
Xaska uu ka tagay iyo qaar kamid ah ehelladiisa oo saxaafadda ka hadlay ayaa ka warramay sida ay wax udhaceen.