HomeAll newsXasan Sheekh oo Lagu Eedeeyay Boobka & Beylihinta Hantida & Kheyraadka Umadda.

Xasan Sheekh oo Lagu Eedeeyay Boobka & Beylihinta Hantida & Kheyraadka Umadda.

Aqoonyahan C/Salaan Ismaaciil oo ku nool wadamada Yurubta ayaa madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Xasan Sheekh ku tilmaamay, nin dhibaato ku haya umadda Soomaaliyeed ayna tahay in la iska qabto.

Waxa uu sheegay in Xasan Sheekh uu boob ku hayo hantida iyo kheyraadka umadda, isagoo sidoo kale ku eedeeyay inuu sabab unoqday in ciidankiisu ay ku le’daan dagaalladii uu ku iclaamiyay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Halkaan ka Degso Warka Aqoonyahanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular