Dalka Itoobiya waxaa ka dhacay dil loo geystay dibad-baxayaal ka soo horjeedo afduub loo geystay gabar yar oo ugu dambeyntii meydkeeda lagu soo tuuray, agagaarka guriga ay deganyihiin qoskeeda.
Dadkan shacabka ah ee banaan-baxayay ayaa waxaa rasaas oodda kaga dhaqaaday ciidamada Itoobiya, waxaana ku dhintay 3 qof oo rayad ah, rasaasta ay fureen ciidanka Xabashida.
Halkaan ka Degso Warka Dilalka ka Dhacay Itoobiya