Dowladda Xabashida Itoobiya billwoday iney wadankeeda ugu yeerto madaxda maamul gobaleeyada Dowladda Fedaraalka, xilli uu xumaaday xiriirka kala dhaxeeya xukuumadda Xasan Sheekh.
Siciid Deni oo ah hogaamiyaha maamulka la baxay Puntland kuna sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa la sheegay iney Itoobiya todobaadkan gudihiisa labo mar usoo dirtay farriin ah, inuu iska soo xaadiriyo magaalada Adis-ababa ee caasimadda Itoobiya.
Halkaan ka Degso Warka Saciid Dani oo Itoobiya Loog Yeeray