HomeAll newsMacallin Dugsi Qur'aan oo Aano Qabiil Loogu Dilay Soomaali-galbeed.

Macallin Dugsi Qur’aan oo Aano Qabiil Loogu Dilay Soomaali-galbeed.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa degaan katirsan dhulka Soomaali Galbeed ee ku hoos jira gumyesiga dowladda Xabashida Itoobiya ka dhacay, dil loo geystay nin oday ah oo mucallin dugsi Qur’aan ahaa.

Macallin Nuur Xuseen Cumar oo ahaa macallin da’ ah ayaa waxaa lagu dilay degmada Wardheer ee gobolka Doollo oo kamid ah dhulka Soomaali-Galbeed.

Dilka loo geystay mcallinkan ayaa la sheegay inuu salka kuhayo anoo qabiil.

Halkaan ka Degso Warka Dhulka Soomaali-galbeed

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular