Dilkan loo geystat wiilka iyo aabihiis ayaa si gaar ah kaga dhacay degaan lagu magacaabo Kooro-san oo dhaca galbeedka magaalada Gaalkacyo, waxaana lasoo warinayaa iney goobta ka baxsadeen malleeshiyadii dilka geysatay.
Falkan dilka ah ayaa la sheegay inuu salka ku hayo aano qabiil.
Ariintan ayaa kusoo qaadeysa iyadoo xiisad colaadeed oo ay ka dmabeeyaan siyaasiyiin iyo xildhibaanno katirsan Dowladd Fedaraalka ka taagan tahay, waqooyiga gobolka Galgaduud.
Halkaan ka Degso Warka Dilka ka Dhacay Gaalkacyo