Bulshada ku dhaqan degaanka Asxaabito uu katirsan gobolka Mandheera ee dhulka Soomaaliyeed ee ay Kenya gumeysato, ayaa go’aansaday iney iska joojiyaan qaadka iyagoo ka hadlay dhibaatada uu ku hayo.
Waxay go’aan ku gaareen iney iska fogeeyaan qofkii qaad lagu arko, kadib markii ay shaqooyin usameeyeen dadkii qaadka ka ganacsanayay.
Ariintan waxaa ka shaqeeyay culimada iyo waxgaradka deegaanka, bulshaduna waa ay ku taageereen maadaama ay dhibaato badan dareemayeen.
Halkaan ka Degso Warka Bulshada Mandheera