Siisi ayaa sheegay in Soomaaliya ka difaaci doonaan Itoobiya, durbana waxaa billowday tallaabooyin milliteri oo uu qaaday nidaamka Masar, isagoo diyaarado shixnado hub ah sida kasoo dejiyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
Hadaba, maxay tahay danta ay Masar ka leedahay Soomaaliya? Diyaarna ma u tahay iney difaacdo Soomaaliya? Maxaase ku kallifaya in shacabka Qazza ee ay deriska yihiin ka difaaci weyso Yahuudda, halka ay sheeganeyso in Soomaaliya ka difaaceyso Itoobiya? Warbixin ku aadan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cali Aadan.