HomeAll newsKhilaafka Xasan Sheekh & Abiy Axmed, ma Khilaaf Siyaasadeed Mise Mid...

Khilaafka Xasan Sheekh & Abiy Axmed, ma Khilaaf Siyaasadeed Mise Mid Mabda’?.[DHAGEYSO WARBIXIN]

Markii uu khilaafka soo kala dhexgalay Itoobiya iyo Dowladda Federaalka, wuxuu Xasan Sheekh Maxmuud qaaday olole ballaaran oo marin habaabin ah oo uu kudoonayo inuu isu muujiyo inuu yahay hogaamiye wadani ah.

Hadaba Xasan Sheekh Maxmuud malagu tilmaami karaa hogaamiye Soomaaliya ka difaaci kara halisyada uga imaanaya Itoobiya, khilaafka isaga iyo Abiy Axmed ka dhexeeyana ma khilaaf siyaasadeed mise mid Mabda’?

Halkaan ka Degso Warbixin- Xasan Sheekh Maxmuud iyo Itoobiya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular