HomeAll newsCaruurta Qaba Cudurka Kansarka oo Kenya Kusoo Badanaya. .

Caruurta Qaba Cudurka Kansarka oo Kenya Kusoo Badanaya. [Dhagayso].

Wadanka Kenya waxaa aad ugu soo badanaya caruurta yar yar ee qaba cudurka halista ah ee kansarka.

Tirkoob la sameeyo sannadkasta ayaa lagu ogaaday, in ugu yaraan 3.000 caruur ah oo qaba cudurka Kansarka sannadkasta laga helo gudaha kenya, sida lagu sheegay war kasoo baxay wasaaradda Caafimaadka ee dowladda Kenya.

Tiro koobkan ayaa ah mid sannadle ah, sida lagu sheegay warbixinta wasaaradda, Sannadkastana waxaa soo kordha 3,000 oo aan ahayn kuwii hore.

Arrintan ayaa muujineysa sida uu cudurkan ugu faafayo gudaha dalkaasi.

 Halkan ka dhagayso

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular