HomeAll newsBarakac Ka Billowday Qeybo kamid ah Xaafadaha Muqdisho. .

Barakac Ka Billowday Qeybo kamid ah Xaafadaha Muqdisho. [Dhagayso].

Magaalada Muqdisho waxaa kusoo badanaya dhaca ay geysanayaan ciidamada Dowladda Federaalka, kaas oo sababay barakac.

Xaafado katirsan degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho ayaa lasoo sheegayaa inuu barakac ka billawday, sababo ku aaddan ciidamada Dowladda Fedaraalka oo kordhiyay dhaca ay ku hayaan bulshada.

Askarta ayaa guryaha ku garaacaya dadka, iyagoo intaa kadib baarasho iyo bililiqo ugu dhaqaaqaya hantida taalla guriga, iyagoo sidoo kale dadka ugeysanaya jirdillo iyo tacadiyo kale.

Qaar kamid ah dadka ku dhaqan degmada Kaxda ee dhobaatooyinkaan la kulmay ayaa sharraxaad kan bixinaya mashaakilka heysta.

Halkan ka dhagayso

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular