HomeAll newsKooxda RSF oo sii wada Gumaadka ay ka Dhanka ah Shacabka Suudaan.

Kooxda RSF oo sii wada Gumaadka ay ka Dhanka ah Shacabka Suudaan.

Wararka ka imaanaya dalka Suudaan, gaar ahaan gobolka Sanaar ayaa tilmaamaya in malleeshiyaadka kooxda RSF ay fuliyeen duqeymo wuxuushnimo ah oo khasaare dhaliyay.

Madaafiicda goobta ayay ku garaaceen xaafado kamid ah magaalada Sanaar, waxaana duqeynta oo ahayd mid xoogan ay dhalisay dhimasho iyo dhaawac.

Inkabadna 20 ruux ayaa ku dhimtay duqeynta, halka ay ku dhawacmeen tobanaan kale, sida ay warbaahinta u sheegeen ilo wareedyo gudaha ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular