HomeUncategorizedBeesha Maxamed Subeer & Wilaayada Jubada-hoose oo Kulan ku Yeeshay Degaan Hoostaga...

Beesha Maxamed Subeer & Wilaayada Jubada-hoose oo Kulan ku Yeeshay Degaan Hoostaga Dhoobley.

Kulan muhiim ah oo u dhaxeeay wilaayada islaamiga ah ee Jubbada Hoose iyo beesha Maxamad Subeer ayaa ka dhacay degaan hoos taga degmada Dhoobley ee wilaayada islaamiga ah ee Jubada-hoose.

Kulankaan oo muddo dhowr maalmood ah socday ayay labada dhinac uga hadley, qodobo uu kamid yahay sii xoojinta dacwada iyo halganka ka dhanka ah shisheeyaha dalka kusoo duulay.

Halkaan ka Degso Warka Kulanka 

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular