HomeAll newsItoobiya oo la Wareegtay Garoonka Luuq Kana Ceyrisay Dowladda Fedaaraalka.

Itoobiya oo la Wareegtay Garoonka Luuq Kana Ceyrisay Dowladda Fedaaraalka.

Ciimado Itoobiyaan ah oo kasoo gudbay Xadbeenaadka uu dalka Itoobiya la wadaago gobolka Gedo, ayaa saacadihii lasoo dhaafay la wareegay gacan-ku heynta garoonka diyaaradaha degmada Luuq ee gobolkaasi, kadib markii ay meesha ka eryeen ciidamo katirsan Dowladda Fedaraalka oo kol hore gacanta ku hayay.

Askarta Itoobiyaanka ah ayaa halkaasi saldhigtay waxayna lasocanayaan guud ahaan dhaqdhaqaaqa garoonka, iyadoo wixii looga baahdana iyaga loosoo marayo.

Halkaan ka Degso Warka Itoobiya

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular