Maalintii shalay askari katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu wiil dhalinyaro ah ku toogay degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.
Askariga ayaa laba xabadood waxa uu ku dhuftay wiilka dhalinyarada ah oo lagu magacaabo Mahad.
Askariga ayaa si bareer ah udilay wiilka dhalinyarada ah, Hooyada dhashay wiilkaan la dilay iyo gabar la dhalatay ayaana ka warbixiyay dhibaatada ay dareemayaan.