HomeAll newsKhilaafka Udhexeeya Itoobiya & Masar ee Cirka Isku Shareeray.[DHAGEYSO}

Khilaafka Udhexeeya Itoobiya & Masar ee Cirka Isku Shareeray.[DHAGEYSO}

Khilaafka udheeya dowladaha Masar iyo Itoobiya ee salka ku haya biyaha wabiga An-Niil ayaa lasoo warinayaa inuu meel xun gaaray.

Labadaan dowladood oo muddo sanando ah uu khilaafkoodu soo jiitamayay ayaa hawada isku marinaya hadallo adag.

Dacwad ka dhan ah Itoobiya ayay isbuucii lasoo dhaafay Masar udirtay wax loogu yeero golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey, iyadoo xukuumadda Adis Ababa ku eedeysay iney ku xadgudubtay qaanuunka dowliga ah, dhismaha biyo xireenka An-Nahdana ay sii wado si heshiis la’aan ah.

Balse Dowladda Xabashida Itoobiya oo iyadana ka jawaabeysa eedda loosoo jeediyay ayaa qoraal ay udirtay Qaramada Midoobey ku dariftay dacwadaha iyaga ka dhanka ah, kuwaas oo ay ku tilmaamay kuwa aan sal iyo raad toona laheyn.

Halkaan ka Degso Warka Khilaafka Itoobiya & Masar

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular