Jiidda Qaza waxaa wali ka soconaya duqeymaha wuxuushnimada ah ee ay diyaaradaha dagaalka ee maamulka Yahuudda ka geysanayaan halkaas, kuwaas oo ay ku beegsanayaan dadka rayidka ah.
Duqeymaha cadowtooyo ee Yahuudda ayaa galay maalinkii 340aad oo xiriir ah, waxaana geesta kale uu marinku marti galiyay weeraro ka dhan ah Yahuudda.