Dowradan oo socotay muddo 10 maalmood ah ayuu maamulka Islaamiga ah ee gobolka Sh/Dhexe uqabtay, qaar kamid ah ragga ku nool degaanka Gamboole ee Sh/Shexe.
Intii ay socotay dowradan, waxay ku qaateen duruus kala duwan oo sharci ah.
Ragga dowrada loo qabtay ayaa isugu jiray odayaal iyo dhalinyaro, waxayna maamulka Islaamiga ah ka codsadeen in loosoo celceliyo.