11 September 2001-da, Talaadadii barakeysneyd ama qazwatu Manhaatan.
Sidaasi waxaa ugu yeera hogaanka Jihaadka mucaasirka, Maraykankuna waxay u ahyad sida iyaguba ku tilmaameen maalin madow, oo qabkoodii uu jabay.
23 sano kahor, maanta oo kale, 19 dhalinyaro oo katirsan Mujaahidiinta Al-Qaacida, ayaa weerar aan horey loo arag taariikhda waxay ku qaadeen gudaha dalka Maraykanka, iyagoo beegsaday astaamihii ka tarjumayay in Maraykanku ku amar taagleeyo dunida.
Wuxuu ahaa weerar qorsheysan, oo isku duba dhacsan, abaabulkiisii ugu dambeeyeyna uu ka socday gudaha dalalka reer galbeedka iyo Maraykanka, inkastoo ay ku faanaan sirdoon awood leh oo la socda wax weliba oo ka dhan ah, hadana waxay dhalinyaradan naftood huriyaasha ah ku guuleysteen iney marin habaabiyaan CIA-da iyo FPI-da.
Galleyradii Istish-haadiyiinta ahaa ee afka ciida u geliyay Maraykanka, marka laga tago Iimaanka iyo caqiidada ay xambaarsaneyd ee ku hogaamisay nafhurnimada, waxay ku hubeysnaayeen oo keliya toorreeyo ay ku guuleysteen iney ka qariyaan qalabyada wax baara ee garoomada Maraykanka, diyaaradihii Maraykanku lahaa ee malaayiinta dollar ku fadhiya ayayna u bedeleen hub wax gumaada.
Diyaarado afar ah oo kasoo kicitamay garoomo ku yaala wuqooyi bari dalka Maraykanka, ayay Istish-haadiyiinta 19-ka ahaa soo raaceen, majmuuco welibana waxaa ku jiray duuliye diyaaradeed oo heysta tababar wanaagsan, qorshahana waxa uu yahay in diyaaradaha la afduubo, kadibna lagu dhufto dhismayaal si gaar ah loo xushey oo ay kamid tahay wasaaradda dagaalka ee Maraykanka The Pentagon, aqalka Congereska, iyo dhismaha ganacsiga adduunka ee Twin Towers.
Diyaaradda koowaad, waxaa saarnaa Muxamad Cadhaa, oo ahaa amiirka istish-haadiyiintii 11 September, waxaana wehlinayay sheikh Cabdil Caziiz Al-Cumari, Waa’il iyo Waliid oo ahaa labo wiil oo wada dhashey iyo Sadhaam As-Saqaami, waxayna diyaaraddu ku dhacday taawarka wuqooyi ee xarunta ganacsiga adduunka ee xaafadda Manhatan.
Diyaaradda labaad oo iyaduna beegstay taawarka koonfureed ee daarihii mataanaha, waxaa saarnaa Marwaan Ash-Shixi, Muhannad Ash-Shehri, Cikrima, Xamzatal-Ghaamidi iyo Faayiz bin Xammaad.
Diyaaradda sadexaad oo beegsatay xarunta wasaaradda dagaalka Maraykanka ee The Pentagon, waxaa saarnaa Haani Xanjuur, Nawaaf iyo Saalim Al-Xaazimi oo wada dhashey iyo Khaalidil Mixdaar.
Diyaaradda afaraad oo uu jeedku ahaa in lagu dhufto Congreska Maraykanka, balse ku dhacday gobolka Benselveniya, waxaa saarnaa Ziyaad Jarraax, Saciid Al-Ghaamidi, Axmed Al-Ghaamidi iyo Axmed An-Nacmi.
Duuliyeeyaasha afarta ahaa ee afduubay diyaaradihii lagu weeraray Maraykanka waxay kala ahaayeen Muxamad Cadhaa, Marwaan Ash-Shixi, Haani Xanjuur iyo Ziyaad Jarraax.
15 kamid ah Istish-haadiyiintii 19-ka ahaa ee dumiyay ilbaxnimo ku sheegii reer galbeedka, waxay kasoo jeedaan dhulka Xarameynka, halka afarta kalena ay kasoo kala jeedaan Masar, Imaaraatka Carabta iyo Lubnaan.
Marka laga hadlayo khasaaraha tooska ah ee ka dhashey qazwadii Manhaatan ama 11 September, waxay dowladda Maraykanku qiratay in lagu dilay kudhawaad 3000 oo ruux oo Ameerikaan ah, halka lagu khasaaray aduun lacageed oo dhan 247.5 bilyan oo dollar.
Madaxweynihii xilligaasi hogaaminayay Maraykanka wuxuu ahaa Bushka inanka ah, markiibana wuxuu isagoo aan ka fiirsan oo la anfariirsan weerarada lagu soo qaaday iclaamiyay dagaal furan oo ka dhan ah Islaamka iyo Muslimiinta, si cad ayuuna u sheegay in dagaalka uu qaadayo uu yahay mid Saliibi ah.
Todobaadyo kadib, ciidamada Maraykanka ayaa duullaan milliteri ku qaaday dalka muslimka ah ee Afqaanistaan, halkaas oo ay ku sugnaayeen muhaajiriintii uu hogaaminayay sheikh Usaama bin Laadin, hogaamiyihii mujaahidiinta Al-Qaacida.
Marka laga soo tago gumaadka wuxuushnimada ah iyo tacadiyaadka xanuunka badan ee uu Maraykanku kula kacay reer Afqaanistaan, hadana wuxuu dagaalka Afqaanistaan Maraykanka u ahaa dhiigbax nafeed iyo fuuq bax dhaqaale.
Sanadkii 2003-da, wuxuu Maraykanku ballaariyay duullaanka ka dhanka ah caalamka Islaamka, ciidamadiisa ayaana gudaha u galay dalka Ciraaq, halkaas oo ay markale ka geysteen xadgudubyo ka dhan ah Muslimiinta.
Si toos iyo si dadbanba, wuxuu Maryakanka duullaamo milliteri iyo kuwa amni ku qaaday dunida muslimka, oo uu kamid yahay dalkan Soomaaliya, laakiin majirto natiijo sugan oo uu Maraykanku xaqiijiyay.
Si kabadan 23 sano kahor, wuxuu Maraykanku wajahayaa halisyo amni oo dhinac weliba ka xiga, saacad welibana wuxuu filanayaa weeraro ka dhaca gudaha Maraykanka, iyo kuwa beegsada masaalixdiisa dibadda.
Kudhawaad rubcu qarni oo hadda laga joogo markii ay dheceen weeraradii 11 September, wuxuu Jihaadkii ku koobnaa Afqaanistaan uu hadda yahay mid caalami ah, raayaatkiisana waxay ka babanayaan saxaraha iyo buuraleyda Afrika iyo dooxooyinka iyo magaalooyinka Aasiya.
Halkan ka dhagayso Warbixin- Sidee ayay u dheceen Weeraradii 11 September