HomeAll newsMaamulka Soomaaliland oo Sheegay Iney Ficil u Badalayaan Hishiiskii Xaaraanta ahaa ee...

Maamulka Soomaaliland oo Sheegay Iney Ficil u Badalayaan Hishiiskii Xaaraanta ahaa ee Xabashida.

Maamulka la baxay Soomaaliland ee uu hogaamiyo Muuse Biixi ayaa shaaca ka qaaday, iney ficil ku badali doonaan heshiiskii xaaraanta ahaa ee ay horay ula galeen dowladda Xabashida Itoobiya, kaas oo qeyb kamid ah badda Soomaaliya ay Xabashida ku siiyeen.

Sidoo Ciidamada ammaanka ee magaalada Hargeysa, ee xarunta maamulka la baxay Soomaaliland, ayaa irdaha isugu laabay maktabad ay muwaadiniin Masaari ah ku lahaayeen magaalada Hargeysa.

Halkaan ka Degso Faahfaahinnada Wararkaan

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular