Ciidamada ayaa lasoo sheegay inuu soo dirsaday Muxuyadiin Warbac oo ah taliye ku xigeenka ciidanka Sirdoonka ee Dowladda Fedaraalka.
Jiridil xooggan ayay ugeysteen haweeneydaan oo ay lacago baad ah ka doonayeen gurigeeda oo ku yaalla nawaaxiga elaboorka ee magaalada Muqdisho.
Hooyada dhashay haweeneyda la jirdilay ayaa sheegtay, in si xun loo dilay gabadheeda.