HomeAll newsXamse Cabdi Barre oo Baydhabo Kula Hooyday Saraakiil Itoobiyaan ah. .

Xamse Cabdi Barre oo Baydhabo Kula Hooyday Saraakiil Itoobiyaan ah. [Dhagayso].

Inkastoo Dowladda Federaalka ay sheegeyso in Itoobiya aaney aqoonsaneyn madax banaanida Soomaaliya, hadana weli magaalooyinka waaweyn ee dalka qaarkood waxaa ka taliya saraakiisha ciidamada Itoobiya.

Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federaalka Xamse Cabdi Barre, ayaa habeenkii xalay ku hooyday magaalada Baydhabo, oo kamid ah magaalooyinka ugu waaweyn ee ay ciidamada Itoobiya duullaanka ku joogaan.

Amniga ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa sugaya ciidamada Itoobiya, maadaama iyagu si guud masuul uga yihiin magaalada Baydhabo.

Halkan ka dhagayso- Muxuu daaranyahay safarka Xamse Cabdi Barre ee Baydhabo.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular