HomeAll newsEhellada Wiil ay Dileen Askarta DF oo Cadaalad Darro ka Cabanaya.

Ehellada Wiil ay Dileen Askarta DF oo Cadaalad Darro ka Cabanaya.

Waxaa isa soo taraya dadka cadaalad darrida ka cabanaya ee ku dhaqan magaalada Muqdisho.

Waalidiinta iyo qaraabada wiil dhalinyaro ah oo ay dileen askar katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa waxa ay gudoomiyaha maxkamadda ciidamada Liibaan Cali Yaroow ku eedeeyay inuu marin habaabiyay kiiska wiilkooda.

Askarta dilka geystay oo 2 ahaa ayaa waxa ay sheegeen in uu gudoomiyuhu doonayo sii deyntooda, iyagoona cabasho ka muujiyay xukunka maxkamadda.

Halkaan ak Degso Warka Codka Waalidiinta iyo Ehellada

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular