Mid kamid ah waxyaabaha lagu soo bandhigay muuqaalka Al-Kata’ib ee looga hadlayay taariikhda madow ee Dowladda Mareykanka, waa sheegashada beenta ah ee ilaalinta waxa loogu yeero xuquuqda aadanaha ee ay America sheegato.
Haddaba muxuu yahay farqiga udhexeeya xuquuqul inkaaska uu Mareykanku sheeganayo, iyo gaboodfallada arxanka daran ee uu ka geysanayo caalamka? ku dhageyso falanqeyntaan.