HomeAll newsSidee ayay Mareykanka & Itoobiya Isaga Kaashadaan Burburinta iyo Baabi'inta Soomaalida.

Sidee ayay Mareykanka & Itoobiya Isaga Kaashadaan Burburinta iyo Baabi’inta Soomaalida.[FALANQEYN]

Xaqiiqooyinka uu daaha ka rogay filimka cusub ee Al-Kata’ib waxaa kamid ah, in Dowladda Fedaraalka ay asalkeedu dhistay xukuumadda Xabashida Itoobiya oo wakiil ka aheyd Mareykanka.

Haddaba sidee ayay ku suuragashay in umad uu cadowgeeda dowlad udhiso, maxaase laga dhaxlay dowladahaasi? ku dhageyso falanqeyntaan.

Halkaan ka Degso Falanqeynta

 

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular