HomeAll newsBulshada Kunool Garoowe oo Codsaday In Magaalada Laga Saaro Itoobiyaanka.

Bulshada Kunool Garoowe oo Codsaday In Magaalada Laga Saaro Itoobiyaanka.

Shacabka ku nool magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, ahna xarunta maamulka labaxay Puntland, ayaa af buuxa ku codsaday in laga saaro dalka dadka Itoobiyaanka ah.

Koox haween ah oo kamid ah dadka Garoowe ku nool, ayaa sheegay iney dhibaato badan ku qabaan Itoobiyaanka kusoo qulqulaya magaalada iyo deegaannada hoos yimaada, kuwaasoo guuraya.

Waxay sheegeen iney qoysas guuraya yihiin dadka imaanyaa, oo ka kooban caruur, haween iyo ragooda oo wada socda.

Haddii laga saari waayo ayay sheegeen iney iyagu gacan ula tagi doonaan dadka Itoobiyaanka ah.

Halkan ka dhagayso.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular