Xillibaanad Sareedo oo katirsan Baarlamaanka Dowladda Federaalka, ayaa ka hor sheegtay kala fadhi uu shalay Baarlamaanka yeeshey, in iyagu yihiin dembiilayaal, soo abaabula falal dembiyeedyada.
Waxay sheegtay in Dowladda Federaalka ay iyadu taageerto falal dembiyeedyada, dadka dembiga geystana la difaaco, sidaasi darteed aaney u habooneyn iney ka hadlaan ama ka doodaan falal dembiyeedyada dalka ka dhacaya.
Waxay ka hadlay kulan uu yeeshey baarlamaanka, oo looga doodayo meel marinta xeerar la sheegay in looga hortagayo dembiyada abaabulan.