HomeAll newsDigniino Amni oo Laga Soo Saaray Xaaladda Dalka Kenya. .

Digniino Amni oo Laga Soo Saaray Xaaladda Dalka Kenya. [Dhagayso].

Dowladaha Mareykanka iyo Ingariiska ayaa markale soo saaray, digniin la xiriirta suurtalnimada afduub iyo weeraro ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka fuliuso gudaha dalka Kenya.

War kasoo baxay safaaradaha Mareykanka iyo Ingariiska ee Kenya, ayaa muwaadiiinta udhashay dalalkaas loogu baaqay iney feejignaadaan.

Goobaha ay ku badan yihiin dadka reer-galbeedka iyo dalxiisayaasha ayaa si gaar ah loo sheegay in laga cabsi qabo iney marti galiyaan weerarada.

Dadkooda ayay ugu baaqeen iney ka fogaadaan goobaha la isugu yimaado.

Halkan ka dhagayso.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular