Afduub horleh ayaa ka dhacay dalka Itoobiya oo maalimihii lasoo dhaafay ay kusii xoogeysanayeen dhacdooyinka nuucaan ah.
Illaa 4 ruux ayaa lasoo warinayaa in saacadihii lasoo dhaafay lagu afduubtay gudaha dalka Itoobiya.
Dadka la afduubtay ayaa ahaa beeraley aan wax lug ah ku laheyn loolannada ka socda Itoobiya sida ay sheegtay warbaahinta dalkaas.
Saacado kadib waxaa la helay meydak 4-taan ruux ee a afduubtay, kuwaas oo uu jirkoodu ka muuqdo jirdil xooggan.