HomeAll newsDad u Dhashey Urdun oo Lagu Heystay Suuriya oo Dib u Heley...

Dad u Dhashey Urdun oo Lagu Heystay Suuriya oo Dib u Heley Xurriyadooda.

Bayaan kasoo baxay wasaaradda arimaah dibadda ee dalka Urdun, ayaa lagu sheegay in dalka ay dibu ugu soo laabteen labo ruux oo u dhashey Urdun, kuwaasoo bishii Agosto lagu afduubtay dalka Suuriya.

Maahir Bashiir Cabdalla iyo Maxmuud Samiix, ayaa lagu kala baxaa labada nine e Urdun u dhashey kuwaasoo lagu afduubay Suuriya, balse hadda dib u heley xorriyadooda.

Dowladda Urdun waxay sheegtay in maamulka Nusayriyada ee Suuriya uu kala shaqeeyay sii deynta labadan nin, laakiin ma bixin tafaasiil la xiriirta waxa keeney in lagu afduubo dalka Suuriya.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular