Ergayga gaarka ah ee dowladda Mareykanka uqaabilsan geeska Afrika, ayaa sheegay in Itoobiya ay shacab badan ku xasuuqeyso gobollada Amxaarada iyo Oromada.
Makra laga soo tago hadalka Ergayga Mareykanka ee geeska Afrika, waxaa kale oo arrintan sheegay Wariyaal iyo diblumaasiyiin ku sugan wadanka Itoobiya.
Kadib markii ay jabhadaha ka dhisan gobolladasi askarta Itoobiya wiiqeen awoodooda, Ciidanka Itoobiya ayaa la sheegay iney hab aargoosi u eg uleynayaan shacabka ku nool gobolladaasi.