Todobaadyadii lasoo dhaafay, warbaahinta Islaamiga ah Al-Furqaan, waxaa ka baxayay barnaamij loogu magacdaray Islaamka iyo Xisbada, kaasoo ay ka qeybgaleen culimo iyo masuuliyiin.
Hadaba Muxuu soo gudbiyay Barnaamijka Islaamka iyo Xisbada ee xalqadiisii ugu dambeysay ay caawa baxday?
Waxaan idin soo gudbineynaa falanqeyn ku aadan, xogaha uu barnaamijku bixiyay, oo ay kamid tahay Ahmiyadda ay hay’adda Xisbadu u leedahay bulshada muslimka ah.
Halkan ka dhagayso Muxuu soo gudbiyay Barnaamijka Islaamka iyo Xisbada?