Maleeshiyaadka Liyuu Booliska ee ay soo tababartay dowladda Itoobiya, ayaa xasuuq daran kawada dhulka Soomaaligalbeed ee gumeysiga ku jiro.
Liyuu Booliska ayaa la sheegay iney weerar toos ah ku qadeen degaannada Bilcil dheer iyo caado oo katirsan degmada Wardheer ee gobolka Doollo.
Ugu yaraan 7 ruux ayey halkaasi ku dileen, sida ay tilmaamayaan ilo wareedyada.