Xukun dil ah oo lagu fuliyay 2 askari oo katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa galabta ka dhacay degmada Buulofulaay ee wilaayada islaamiga ah ee Baay.
Labada askari oo lagu kala magacaabo Xasan Guduudow Isxaaq oo ay da’diisu tahay 31 jir, iyo Aadan Kalmoow Ibraahim oo ay da’diisu tahay 24 jir, waxaana iyagoo dhuumaaleysanaya gacanta kusoo dhigay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
allhu akbar